Haqabtirenews.com
DAAWO Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland OO Sheegay In Aan La Dhisi Karin Masjid Ilaa Ay Wasaaradu Amar Bixiso Mooyaane.
March 25, 2016 - Written by admin
">

DAAWO Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo maanta Ka Qayb Galay Munaasibad Balaadhan oo lagu Furaayey Masjidka Saalixiyada ee Magaalada Burco Ayaa Hadal Uu Madashaasi Ka Jeediyey Waxa uu Ku Sheegay In Aan La Dhisi Karin Masjid Ilaa Ay Wasaaradu Amar Bixiso Mooyaane.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Wasiirka OO Faahfaahsan.

vlcsnap-2016-03-25-15h36m35s185

 

COMMENTS
Latest News