Haqabtirenews.com
DAAWO:-Madaxwaynihii Hore Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Safarkiisii Ugu Horreeyay Ku Tagay Magaalada Berbera
February 13, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Berbera:-(HTN) Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta safar kaga baxay tan iyo intii uu talada dalka ka degay magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha ayaa safarkan ku taggay magaalo madaxda gobalka Saaxil ee Berbera waxaana safarkiisan ku wehelinaayey marwadiisa Koowaad Marwo Amina Waris.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News