Haqabtirenews.com
DAAWO: Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xalay Xabsiga Dhigtay Maayar Ku-Xigeenkii Oodweyne Iyo Xildhibaan Kale + Sababta Loo Xidhay
February 12, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Oodwayne:-(HTN) Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd guriiga kala soo baxdey isla markaana ay xadhay maayar ku xigeenkii magaalada Oodweyne Maxamed Cumar Cilmi Xoosh iyo xildhibaan kale oo golaha deeganka Gabilay ka tirsan golaha deeganka Oodweyne,

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News