Haqabtirenews.com
DAAWO:-Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabay Eedihii Uu u Soo Jeediyey Guddoomiye Cirro.
February 12, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargeysa:-(HTN) Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka jawaabay eedihii uu saaka u soo jeediyey guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ahi ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahiu Cirro, kuwaasoo ku aadanaa sherkadda Somaliland Investment Companyoo wasiir Sacad iyo safiir Baashe ku saxeexan yihiin.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News