Haqabtirenews.com
DAAWO:-Nuxurka Kulan Dhex-maray Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Guddiga Joogta Ah Ee Golaha Wakiillada
February 12, 2018 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Hargaysa:-(HTN) Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta hor yimid gudida joogta ah ee golaha wakiilada Somaliland.

Kulankan oo sacada badan socday ayaa markii u soo dhammaaday waxaa warbaahinta la hadlay wasiirka iyo gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News