Haqabtirenews.com
DAAWO Warbixin Xiiso Leh Fursadaha Shaqo ee La Siiyo Dhalinyarada Iyo Guulaha ay Gaadhsiiyaan Goobaha Ganacsi ee Maamulkooda Loo Dhiibo.
November 27, 2017 - Written by admin
">

Warbixintan aanu idiin soo gudbinayno waxaanu diirada ku saaraynaa dhalinyarada aqoonyahanka ah ee wax baratay iyo fursadaha shaqo ee la siiyaa doorka aya ka ciyaari karaan horumarka guud ahaan qaranka iyo sidoo kale horumarada xarumaha ganacsi ee maamulkooda ama gacan ku hayntooda loo dhiibo.

Doorka ay ka ciyaari karto arintani shaqo la’aanta oo ah aafo soo wajahday dhalinyarada ayaa iyaduna qayb ka ah waxaanu ku waraysanay Mareeha shirkada Ganacsi ee Al-nafoora oo ah shirkad ka shaqeysa biyo galinta, waddo shamaynta, beeraha iyo arimo kale.

Halkan Hoose Ka DAAWO Muuqaalka Warbixintaasi.

 

COMMENTS
Latest News