Haqabtirenews.com
DAAWO: “Xisbiga WADDANI Waxa Aan Ugu Imid Niyadsami Iyo Dad Is-jecel, Xisbigii KULMIYE-na Saddexdii Habeen Ee Aan Ka Maqnaa Ayaan Ka Raystay” Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer Oo Xilkii La Wareegay
September 21, 2017 - Written by Warbaahinta Haqabtire
">

Burco:-(HTN)Guddoomiyihii hore ee degmada Dhoqoshay Maxamuud Xasan Saleebaan (Doob) oo loo magacaabay inuu ahaa gudoomiyaha gobolka Togdheer ee xisbiga WADDANI ayaa maanta la wareegay xilka cusub ee loo magacaabay

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News