Haqabtirenews.com
DAAWO :- Maamulka Shabakada Caalamiga ah ee Haqabtire News oo Hambalyo U Diray Umada Muslimka ah Munaasibada Ciida Awgeed.
August 31, 2017 - Written by admin
">

DAAWO :- Maamulka Shabakada Caalamiga ah ee Haqabtire News oo Hambalyo U Diray Umada Muslimka ah Munaasibada Ciida Awgeed.

Dhamaan hadii aanu nahay maamulka iyo hawl wadeenada shabakad wareedka caalamiga ah ee Haqabtirenews.com waxa aanu hambalyo iyo bogaadin ku saabsan munaasibada ciidul adxa awgeed aanu u diraynaa dhamaan akhristayaasha ku xidhan shabakada iyo shacabka muslimiinta ah dhamaantood ee kala jooga daafaha dunida, waxaanu leenahay sanadkan sanadkiisa ku gaadha bash-badh iyo barwaaqo.

Daawo Muuqaalka.

COMMENTS
Latest News