Haqabtirenews.com
Hambalyo Meher Wacan Mudane Mulhtaar Cabdi Ramadaan Iyo Marwadiisa Qaaliga Ah ee Saynab Saalax Cige.
August 24, 2017 - Written by admin
">

Hadii aanu Nahay dhamaan shaqaalaha Iyo Maamulka Shabakada Wararka Caalamiga ah ee Haqabtire News Waxa aanu Hambalyo meher oo qiimo badan u diraymaa Mudane Mulhtaar Cabdi Ramadaan Iyo Marwadiisa Qaaliga Ah ee Saynab Saalax Cige waxaanu Leenahay noqda reerkii isku waara oo ku dhisma Farxad iyo Raynrayn kuna wadda Noolaada.

Kala hela awlaadsan oo insha allahu wax ka bedela Umada, Samahana u horseeda.

Aamiin aamiin aamiin.

COMMENTS
Latest News