Haqabtirenews.com
Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Warbaahinta Haqabtire News Waxa Ay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan Xaflada Meherka Maxamed Aamiin Ciir Iyo Marwadiisa Xafsa Xasan.
May 9, 2017 - Written by admin
">

Guud ahaan maamulka iyo

hawl wadeenada Shabakada wararka caalamiga ah ee Haqabtirenews.com oo isku duuban waxa ay hambalyo Meher wacan u dirayaan Xaflada Meherka Mudane Maxamed Aamiin Ciir Iyo Marwo Xafsa Xasan oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Burco.

Guuf ahaan waxa aanu leenahay isku waara Ubad khayr qabana kala hela.

Aamiin Aamiin Aamiin.

 

COMMENTS
Latest News