Haqabtirenews.com
DAAWO Sawirada Guriga Uu Degi-doono Madaxweynihii Hore Ee Marayka Mr Obama Marka Uu Xilka Wareejiyo.
January 12, 2017 - Written by admin

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaadat ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa lagu wadaa in maalmo kadib uu si rasmi ah xilka ugu wareejiyo Madaxweynaha sida sharciga loo doortay ee Dalkaasi Donald Trump.

Obama ayaa aqalka Cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka ku noolaa mudo 8-sano ah, waxaana hada loo diyaariyay guri qurux badan oo loogu tala galay in Madaxweynaha iyo Qoyskiisa ay dagaan marka xilka uu wareejiyo.


















COMMENTS
Latest News