Haqabtirenews.com
BAAQ DIBU DHIGIS DOORASHO WQ-Abdifatah Basheer.
January 5, 2017 - Written by admin
">

JAMHUURIYADA SOMALILAND

03.JAN.2017
.
KU: Asxaabta Qaranka (Waddani,Kulmiye,Ucid)
KU: Gudida Doorashooyinka Qaranka (NEC)
KU: Golayaasha Qaranka (Wakiilada,Guurtida)
KU:Xukuumada Somaliland.
.
BAAQ DIBU DHIGIS DOORASHO:-
——-
.15826001_1368767283167295_949921730311983102_n
Waxaan La Wada Soconaaa Xaalada Abaareed Ee Dalku Marayo Waxaan Baaq udirayaa Dhammaan Haayadaha Kor Ku Xusan Inay Qaataan Go’aan Ah Inaan Wax Doorasho ah la Qaban Karin Maadaama Ay Abaartu Marayso Halkii Ugu Xumayd,
.
Dhammaanteen waxaa Inoo Muhiima inaga Oo Ixtiraamayna Islaanimada,Bani aadanimada, Iyo Somallandernimada Inaynaan Geli Karin Doorasho,
.
Waxaan Caqliga Fiyow Aqbali karin iyadoo muwaadiniinti Haraaf iyo Gaajo Udhimanayaan inaynu Baratano oo olole Galno,
.
Saadaasha iyo Jawiga oo ah Midaan Xilli Roobaadkii Joogin Haddana Hawl Doorasho ina sugayso, Waxaa Maanta Inoo Muuqda Duruufihii Sharciga ahaa Ee Muddo Kordhinta Lagu Samayn Lahaa Inatay Doonto Ha ahaatee,Sidaa Daraadeed Maanta Maalin Aynu Doorasho Galna Maahee, Waxaynu Caawinaynaa Muwaadiniinteena Tabaalaysan.
.
Qadarin,
Janaraal Abdifatah Basher
Burao-Somaliland.

 

COMMENTS
Latest News