Haqabtirenews.com
SULDAANLA MANTA! WQ-Hanad A.Yuusuf.
January 1, 2017 - Written by admin

Ugu horayn ilahaybay mahdi usugnaatay iyo bulshada akhriska kuxidhan Waxaan idinla wdaagaya qoraal ama qormo an ku eegi doona suldanka manta ama madx dhaqamedka maanta_soomliland guwa kajiraan xoga saari doona_waxa manta ka taagan deganda soomliland xaalado kala duwan o ay kaw kayihin kufsashada maqamki cidi yeelan jiratay sida suldan okle Degandena aya waxa kuso badanya calemo sarka hdba suldn cusub o ay yelato beeli iydo guwi horeba ay jogan maxuma inuu reer yesha cid ku hogamisa dhaqanka ama hawlahoda reernimo e uqaaska Lkn waxa tiro beelay suldanka an ladooran e ku dhax qafiifay waxyaabo kle o an loo igman siiba siyaasda sl o marba marka kadan baysa ay suladintu iskugu jawaban qaybha kla duwan e warbahinta tasna ay macnehudu tahy inay yihiin qayb kamida siyaasiyinta kale daklu leyahay iyo nidamka axsaabta badan e SL Suldanka ay waxa u masuul kayahy hoganka dhaqanka e beshisa iyo ktalinta xalinta khilafadka belaysan e hdba dhaca ama soba noq noqda_hdba suladinta SL aya waxad mooda inay hyaan wada kala diraysa bulshda SL e wada nool kadib markay marba marka kadanbysa suldaan an la aqooni u belanu matlin afkeda wax ku canjarafeeyo ama ku hdlo maqam anu joogin kuna matlin bulshdu kaso jedo_hadba manta aya waxa tagan xalad kala gura o ay kaw katahy doroshoyin dhaca hdu rabi idmo _sulaadinta manta joga wa guwa ino horsedo karta inay dorsho salmiya dhacdo wana guwa horsedi krto inany dhicin mid salmiya Hadba sabantu waxa weye waxa jirta xaalad kala qaybsanan o dhaxtalba bulshda degan hady tahy siyasad ahan iyo qabiil ahnba Hdba SL mnta waxy ubaahn tahy in lamujiyo inu suldnkan an jirini u burburkena so wada iskna horkeni karo dadkan kudhaqn dalka SL Waxnn kutalin laha dawlda jirta amardi aha inan suldn cusub lacelmo sarin ay hirgaliso_lona hogan samo_ Muhimda qoralkaygu wa in ad drentan dhibtda u keenk kro suldaanka an jirini Hanad abdi Yusuf

COMMENTS
Latest News