Haqabtirenews.com
waa kuma wasiir dawlaha ganacsiga iyo malgashiga.
December 26, 2016 - Written by admin
">

Inkasta Oo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo Uu Qayb Libaaxle Ka Qaatay Dhiiri Gelinta Dhalinyarada Somaliland Waxa Uu Magacaabay Dhalin Yaro Ku Dayasho Mudan, Sida Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac Waxa Uu Ahaa Xildhibaan Firifircoon Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Degmada Ceerigaabo, Waxaanu Ahaa Intii Uu Ka Mid Ahaa Xildhibaanada Sida Weyn Wax Uga Bedelay Baahiyaha Arimaha Bulshada Isaga Oo Looga Bartay Inuu Yahay Xildhibaan Da,yar Oo Jecel Inuu Dadkiisa iyo Dalkiisaba Wax U Qabto Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland,Isaga Oo Ka Duulaaya Taaba Gelinta Siyaasada Horumarinta Dhalinyarada Somaliland Waxa Uu U Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Gaashandhiga Iyo Difaaca Qaranka Somaliland, Una Magacaabay Maxamuud Warsame Taarikhdu Markay Ahayd 4/4/2016 Intii Uu Hayay Shaqadaasna Waxa Uu Noqday Masuul Firi Fircoon Oo Si Weyn Uga Dhex Muuqda Xukuumada Somaliland, Waxaana Masuulkani Ka Muuqatay Inuu Yahay Nin Kasoo Baxay Xilkii Uu U Hayay Qaranka Somaliland Isaga Oo Ka Mid Noqday Masuuliyiinta Tirada Yar Ee Kasbaday Shucuurta Iyo Qalbiyada Shacabka Somaliland, Taas Oo Sababtay Inuu Beesha Uu Ka Soo Jeedo Marwalba Noqoto Dad La Barbar Taagan Hiil Iyo Hooba Iyo Waliba Shacabka Gobolka Sanaag Iyaga Oo Madaxwrynaha Somaliland Uga Mahadnaqay Xilka Uu U Magacabaay Inkasta Oo Madaxweynaha Somaliland Uu Magacaabay Dhalinyaro Tiro Badan,Hadana Manoqon Kuwa Kusii Waara Shaqada Kadib Markii Ay Ku Fashilmeen Siyaasad Isu Boodada Ah Waxayna Noqdeen Shiqsiyaad Dana Gaara Ah Ka Leh Qaranka Somaliland Balse Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Ayaa Noqday Masuul Ka Gudba Qabadah Dhibika Badan Ee Siyaasada Waxaana Uu Noqday Masuul Caqiibo Leh.

COMMENTS
Latest News