Haqabtirenews.com
Ninkii Dagaalada Sokeeye Ee Somaliland Ka Soo Dhacay Ka Dambeeyey Waxa Uu Ahaa Muuse Biixi Iyo Qoryo Isu Bahaysatay Burburka Dalka WQ-Mujaahid Ereg.
December 24, 2016 - Written by admin

Muuse Biixi Waxa uu ka mid ahaa nimankii Calamada Somalia Goor Habeenimo ah Ku soo Daadin jiray Xaafadaha Total Ee koonfurta Hargaisa Iyo Xaafadaha Bari ee New Hargaisa Muhiimada Ugu Wayn ee Uu Ka Lahaana Waxa Ay Ahayd Sidii Uu Dalka Dagaal Sokeeye Iyo sidii Uu U Abuuri Lahaa Nacayb Aan Dhamaad Lahayan Uu U Hirgalilahaa Tiina way U Hirgashay Oo Waynu Ogayn Wixii Kala Qabsaday Beelaha Walaahaha Ah Ee Reer Somaliland soo kabashadeediina Waxa Ay Qaaday Wakhti Waa Nin Nacaybka Qabiil Ee Uu u Qabo Qaar ka mid ah Beelaha Somaliland Dagaa Ay Lafaha Ka Gashay Waxa Uu Caan Ku Yahay Hurinta Colaadaha Sokeeye Waa Nin Aan Lahayn Taariikh Hogamineed Se Caan Ku ah Mucaaridad aan xad Lahayn………………….. Muuse Biixi Sidiii Uu Shalayba Calamada U ugu Dhex daadinayay Xaafadaha Qaar ayuu Maantana iyadii Oo casriyaysan Oo Jaraa,ido Ku Qoran Ka Dhex Wadaa Bulshada Reer Somaliland Maanta Dalka Dagaal Sokeeye Dan Uma Aha Se Muuse Biixi Waxa Kaliya Ee Uu Rabaa Ah In Mar Labaad Colaado Sokeeye Dhacaan ::::::::::::::::: Hadaba Su,AASHA Lays Waydiinayo Ayaa Aha Shalay Maanta Maaaha Oo Reer Somaliland Hal Hadaf Ayay Ka Midaysan Yihin Oo Ah Jiritaanka Somaliland Ee MUUSOW Ma Beeshaada Subeer Awal Ayaad Dagaal Galinaysaa Ilayn Beel Kale Oo Buqdigaaga Iyo Been Abuurkaaga Kugu Soo Raacaysa Sidii Shalay Ma Jirtee

Bye Mujaahid Ereg

COMMENTS
Latest News